Home Courses Assessments Login Sign up

Barasho iyo Qiimeyn Xirfadeed oo Ku Saleysan Awoodda Shaqo

Xirfadyaal waxay bixisaa Koorsooyin iyo Imtixaanno Xirfadeed oo habaysan oo loogu talagalay Karraaniga Xisaabaadka (Accounting Clerk), Xisaabiye (Accountant), iyo Madaxa Maaliyadda (Finance Officer) — iyadoo la isku darayo barasho, tababar, iyo qiimeyn xirfadeed dhab ah.

Himilada (Vision)

In la cabbiro xirfadaha shaqo ee dhabta ah iyadoo la adeegsanayo barasho iyo qiimeyn dijitaal ah oo ku saleysan kartida qofka.

Ujeeddo (Mission)

In la bixiyo koorsooyin tababar iyo imtixaanno wax ku ool ah oo ardayda u diyaariya shaqooyinka xirfadeed ee xisaabaadka.

Yoolalka (Goals)

  • Barasho koorsooyin habaysan ka hor qiimeynta
  • Imtixaan xirfadeed oo cadaalad ah oo la cabbiri karo
  • La socodka horumarka ardayda
  • Xakamayn macallin oo ku saabsan daabacaadda iyo muuqaalka koorsooyinka

Qiyamka (Values)

  • Daacadnimo – Qiimeyn cadaalad ah
  • Tayo – Imtixaan wax ku ool ah
  • Hal-abuurnimo – Barasho dijitaal ah
  • Hufnaan – Natiijooyin cad
  • Horumar – Koboc joogto ah

📘 Koorsooyinka Waxbarasho

Ku bilow barashada casharro tallaabo-tallaabo ah ka hor intaadan gelin qiimeynta.

Baadh Koorsooyinka

📝 Qiimeynta Xirfadaha

Qaado imtixaanno xirfadeed si aad u cabbirto heerka diyaargarowgaaga shaqo.

Arag Imtixaannada

Sida Ay U Shaqeyso

1

Iska Diiwaan Geli Koorso

Baro fikradaha xisaabaadka adigoo raacaya casharro hagan.

2

Tababar & Quiz

Dhamee quiz-yada casharrada oo la soco horumarkaaga.

3

Qaado Imtixaan

Xaqiiji xirfaddaada adigoo maraya imtixaan rasmi ah.

Bilow Safarkaaga Xirfadeed

Baro → Ku Tababaro → Imtixaan Qaado → Caddee Xirfaddaada.

Bilow Barashada Qaado Imtixaan